Istanbul: Eng Hashim Haji Iyo Soomaalida Turkiga Oo Dalka Turkiga Ka Dalbaday In Ay Gargaar Gaarsiiyaan Soomaalida Abaaraysan

Filed under: Important News,Wararka |

Eng Hashim Haji Gudoomiyaha Shirkadda Global Business iyo Qaar kamid ah Soomaalida Turkiga deggen ayaa qaar kamida hay’adaha gargaarka ee Turkiga ka dalbay in ay mucaawino gaarsiiyaan soomaalida abaaraysan.

Eng Haashim ayaa Puntlandobserver lasoo xiriiray isagoo ka dalbaday Soomaalida meel walba oo ay dunida ka joogaaan in ay jiifka ka kacaan oo dalalka ay joogaan ka codsadaan in la caawiyo Soomaalida abaarta la tacaalaya.

Hadaba xaashida hoose ka eeg xogta Eng haashim oo la xiriira oo kala wadaag sidii abaarta loola tacaali lahaa.

Haashim ayaa wada sidii la isugu xirilahaa dalal badan wixii deeqo ah ee ay ku tabarucayaan.

hashim