Jaaliyada puntland ee dalka Switzerland waxay tacsi diraysaa dhamaan dadkii iyo eheladii ay ka geeriyoodayn qaraxii ka dhacay magalada bosaaso

Filed under: Wararka |

tacsi

Jaaliyada puntland ee dalka Switzerland waxay tacsi diraysaa dhamaan dadkii iyo eheladii ay ka geeriyoodayn qaraxii ka dhacay magalada bosaaso

Hor iyo horraan waxaan tacsi u diraynaa dhammaan eheladii dadkii ka geeriyooday qaraxii ismiidabinta ahaa oo ay gaysteeyn dad aan ilaahay aqoon waxaana ilaaha uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo. Waxaana kale oo u rajeynaynaa intii ku dhaawacantay inuu ilaahay u fududeeyo amiin amiin.

Waxaan halkaan ka cambareynaa dadkii falkan gaystay iyo waxii lug kulahaaba, waxaana rajeynaynaa in si dag dag ah dowlada puntland ay kusoo qabato ciqaabtodana la marsiiyo. Dadwaynaha reer puntland waxaan ugu baaqaynaa in ay la shaqayaan dowladooda ayna ku kalsonadaan.

Sii Hayaha Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Dalka Switzerland
Email:-abdiyare@hotmail.ch