Jariiban Oo Laga Furay Filling station Lowgu Magacdaray Wadaagsin Petrolium

Filed under: Important News,Wararka |

Degmada Jariiban waxaa markii ugu horaysay lagu soo kordhiyay Filling station.
Filling station-kaan ayaa lowgu magac daray wadada wadaagsin, oo loo bixiyay wadaagsin Petrolium.
Filling station-ka waxaa furay dhalinyaro deegaanka ah Tahaliil Dhabanacad iyo Saadaq C/qadir aw Yussuf, waxayna u jeedadoodu ahayd in ay fikrado cusub magaalada kusoo kordhiyaan, shacabkana tusaan in loo baahanyahay in fikrado cusub iyo maalgashi lala yimaado oo billicda magaalada wax laga badello.

Jariiban Petroliuam

Jariiban Petroliuam1

Jariiban Petroliuam2

Jariiban Petroliuam4

Jariiban Petroliuam7
Jariiban Petroliuam5

2 Responses to Jariiban Oo Laga Furay Filling station Lowgu Magacdaray Wadaagsin Petrolium