Jawaari Oo Guulaystay

Filed under: Wararka |

Xildhibaanadii Culosow iyo Ethiopia Soo uruursadeen baa u codeeyay labadii wakiil ee Ethiopia ee kala ahaa Jawaari Iyo Xidig.

Waxayna dhammaan Xildhibaanadii lacagta ka qaatay Kooxihii Culusow iyo Ethiopia u codeeyeen wakiiladii Ethiopia.
Waxaana inyar kaga guulaystay Xidig Jawaari.

Waxay maanta Soomaali u ahayd maalin Soomaalidii fara ku tiriska ahayd ee rajada Soomaaliya in la hagaajiyo rajada ka lahaa xaqiiqsadeen in dalkaan aannu Soomaali fara ugu jirin, wayna wanaagsanayd in saas loo xaqiiqsado

One Response to Jawaari Oo Guulaystay

  1. Pingback: Jawaari Oo Guulaystay - Daily Somalia Report