Kalsoonidda iyo Masuuliyadda Beesha Dhulbahante waxaa iska leh 13-ka Isim ee dhulbahante (Akhri Xog muhima)

Filed under: Wararka |

Xaaladda Soomaaliya lagu jiro waa xaalad ay Beelwalba si kumeel gaara isku maamulayso.

Beesha Dhulbahante Masiirkeedda iyo kalsoonideedda iyo legitimacy-geedda waxaa iska leh 13-ka Isim ee Soo jireenkaa, halkay isku raacaan buuna dhulbahante ku khasbanyahay haday Khaatumo isku raacaan markaas Khaatumaa leh Masiirka Beesha.

Xaaladahan lagu jiro waa in arrimahaas faraha looga qaadaa isimadda beesha Dhulbahante.

Beesha iyo masirkeedda waa in isimada faraha looga qaado, iyadoo laxeerinayo dhaqanka Soomaaliyeed ee soo jireenkaa.

.