Kasoo Qaybgala Teleconference wax iska waydiin:Soo Celinta Qaranimada Umada Soomaaliyeed Waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Wadaniga Badbaadinta Qaranka Soomaliyeed.

Filed under: Wararka |

Kasoo Qaybgala Teleconference wax iska waydiin:Soo Celinta Qaranimada Umada Soomaaliyeed Waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Wadaniga Badbaadinta Qaranka Soomaliyeed.
Badbaado Qaran Logo
Walaalayaal waxaan Axada Bisha markey tahay 11ka Maajo sanadka 2014 saacada markey tahay 4PM waqtiga Seattle Washington ku kulmi doonaa Haduu Rabigeen Idmo, Qadka Telefoonka ama Conference Call ( 712-432-1212 )Meeting ID waa (224-035-213)
Ha Moogaanina, Kana Qeyb Qaata Badbaadinta Qaranka Soomaaliyeed.
Waad Mahad Santihiin. Soomaaliya Hanoolaato

Faahfaahin dheeriya kala xiriir Gudoomiyaha Ururka RajoforAfrica.org
nuradin@rajaforafrica.org

2 Responses to Kasoo Qaybgala Teleconference wax iska waydiin:Soo Celinta Qaranimada Umada Soomaaliyeed Waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Wadaniga Badbaadinta Qaranka Soomaliyeed.