Kismaayo oo aad lowgu diyaargaroobay soo dhawaynta Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey Madaxwayne kuxigeenka Puntland

Filed under: Wararka |

breaking news
Kismaayo oo aad lowgu diyaargaroobay soo dhawaynta Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey Madaxwayne kuxigeenka Puntland, kadib markii uu kasoo amba baxay garoonka Gaalkacyo waxyar kahor sidda wararka Kismaayo kasoo gaaraya magaaladda Gaalkacyo ay sheegayaan