Kooxda Minneapolis iyo Farixiya Kabayare Oo Puntland Ku Amaannay Ka Qaybqaadashada Dawlad Qaran Iyo U gargaarka Shacabka Soomaaliyeed

Filed under: Heeso,Important News,Wararka |

Shacabka reer Puntland ayaan haltaako oo deegaan ay beelakale oo Soomaaliyeed leeyihin marna xoog ku qabsan, kana shaqaynayay illaa 1990 sidii mar un dib lowgu yagleelihii qaran Soomaaliyeed, waxayna aad usoo dhaweeyeen shacabkii ka barakacay deegaanada dagaaladu ka socdeen ee koonfureed, qaxootigii Yemen, waxayna iska dhiciyeen kooxihii Alshabaab ee Puntland kusoo duullay, waxayna gacan qabteen oo soo dhaweeyeen shacabkii abaaraha ku barakacay.

Hadaba fanaaniinta Soomaaliyeed intooda maraykanka joogta oo reerwalba leh ayaa Puntland ku amaannnay goƤaanadii wanaaagsanaa ee Puntland qaadatay

2 Responses to Kooxda Minneapolis iyo Farixiya Kabayare Oo Puntland Ku Amaannay Ka Qaybqaadashada Dawlad Qaran Iyo U gargaarka Shacabka Soomaaliyeed