Lasoco Qoraalo aan kaga hadli doonno NIDAAM DAWLADEEDKA LA YIRAAHDO ONE MAN SHOW GOVERMEN

Filed under: Important News,Wararka |

inside-the-trumps-briefcase
Waxaan shacabka Soomaaliyeed la qaybsan doonnaa qoraalo aan kaga hadli doonno nidaam dawladeedka loo yaqaan >–one man show goverment

One man show goverment waa nooc nidaam dawladeed ay waxwalba shandada ugu jiraan Madaxwaynaha.
-Madaxaynaha ama Raysalwasaraha ayaa kaligiis magacaaba jago kasta illaa heer agaasime waaxeed.
-dhaqaalaha dalkoo dhan waxaa gacanta ku haya Madaxwaynaha ama Raysalwasaraha
-Wax walba waxaa fuliyay madaxwaynaha.
-Lacaga ay dalalka shisheeye Soomaaliya ugu deeqeen waxaa ku deeqay madaxwaynaha ama raysalwasaaraha.

Nidaamka noocaana waxaa buunbuuniya dalalka horumaray waayo waxay rabaan in ay ninkaas kaligii dalka kala xisaabtamaan iyo kooxo Soomaaliya oo sidatan iyagu faa-iido ku qaba, lamana rabo nidaam dawladeed oo sharcigu shakhsiga ka sareeyo.

Lasoco Qoraalada nidaamka dawladeed ee one man show.
Puntlandobserver desk