Libaax Faarax Macalin oo ka hadlay xaaladda ay Soomaali ku suguntahay iyo sida Ayraboorada lowgu bahdilo ruuxa Soomaaligaa (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Faarax Maxalin oo Gudoomiya Ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya ayaa maalmahaan maalin walba Soomaalida ku goobaabiya in ay meesha iska qaadaan oo dalkooda dhistaan, oo qabiilka iska daayaan, oo aynan cidna wanaag ka sugin.

Faarax Macalin oo waraysi siiyay Voa ayaa aad uga hadlay sida Raysalwasaaraha iyo dhammaan Soomaalidaba lowgu bahdillo Ayraboorada caalamka, waliba midka Kenya.

Faarax ayaa qiray in uu Soomaali dhaba yahay.

Hoos ka dhegeyso.