Maahmaah Ethiopia Ku Socota:“You can fool some people some times but you cant fool all the people all the time”

Filed under: Important News,Wararka |


Maahmaahdaan oo aan ka soo xiganay Heesigii Hore ee Bob-marlay, ayuu yiri mar uu African-ka goobaabinayay, oo uu gumaystihii la hadlayey.

“You can fool some people some times but you cant fool all the people all the time” oo micnaheedu yahay, muddo kooban ayaad dadka qaarkood khiyaami kartaa, laakiin waligaa dadkoo dhan ma khiyaamayn kartid.

Hadda khiyaamooyinkii ay Ethiopiaanku mudada 30-ka sano ah lasoo daba joogtay ayay maanta Soomaalidu wada fahmeen.

Siyaasi dayuusa oo ay Ethiopia soo maalgaliso si ay beelaha Soomaalidu ugu karbaashto ayaad mooddaa in maanta Soomaalida dhalinyaradaa ee waxbarashada iyo horumarka u hamuuman fahmeen.

Waxaanad arkaysaa afar oday oo xoogaagooda jeebka loo loogashay in ay siyaasigii dayuuska iyo dabadhilifka Ethiopia ahaa u hadlayaan oo makarafoonka loo dhiibiyo.

Waxaaba ku filan in siyaasi dayuusa lasoo maalgaliyo wax aan ka badnayn 100 kun oo dolar, iyo 30 kun oo odayaasha la siiyo.

Hadaba hoos ka eeg maahmaahyadaas Ethiopia ku socda.
bob-marley
abrahim-lincoln

Wiilkaas yar ee Nageeye intuu gartay Khiyaamadad Ethiopia illaahay khayr ha siiyo ayay Soomaali 40 sano garan waayeen

One Response to Maahmaah Ethiopia Ku Socota:“You can fool some people some times but you cant fool all the people all the time”

  1. Pingback: Maahmaah Ethiopia Ku Socota:“You can fool some people some times but you cant fool all the people all the time” - Daily Somalia Report