Maanta Waa kow iyo toddobaatan guuradii goortii la asaasay ururkii Leegada. 15.05.1943kii

Filed under: Wararka |

syl-front[1] 

Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed

Waa kow iyo toddobaatan guuradii goortii la asaasay ururkii Leegada. 15.05.1943kii waxaa unkamay ”Somali Youth Club [SYC]” oo muddo dabadeed, 1947kii qaatay magaca ”Somali Youth League [SYL]”.

Waxannu jecelnahay in aannu si gaar ah munaasabaddan ugu xusno oo ku soo qaadanno qaar ka mid ah maansooyinkii qiimaha iyo qaayaha lahaa ee

Cali Xuseen Xirsi “Cali Makaadsade”

gabyaagii weynaa ee xisbigii Leegada, isla markaana ahaa horseed iyo halgamaa gobannimo-u-dirirkii, madaxbannaanidii iyo la-dagaalankii gumeystayaashii kala duwanaa.
Aasaasayaasha

syl