Madaxwayne Farmaajo: Shaqadaydu Waxay Ku Koobantahay la Imaansho Qorshe Vision Iyo Dusha Ka Eegid Hay’adaha Dawladda(Daawo Waraysi)

Filed under: Important News,Wararka |

Qoraal tirabadan oo ku saabsan shaqada Madaxwaynaha halkaan ka eeg qaar ka mida.

Madaxwayne Farmaajo ayaa waxaa si toos live ah u waraysanayay BBC, shacabka ayaana su’aalo waydiinayay.

Waxaana ugu qiima badnayd su’aal uu madaxwayne Farmaajo ku cadeeyay in ay shaqadiisu ku koobantahay la imaasho qorshihii ay dawladdu ku shaqaynlahayd, iyo u xalasho Raysalwasaarihii qorshahaas fullinlahaa iyo dusha ka eegid dhammaan hay’adaha dawladda.