Madaxwayne Gaas:Dadka leh Siyaad Baa beel u hiliyay: Maxamed Siyaad markii uu Hogaanka qabtay 48 Degmo Ayuu dalka ugu Yimi, 44 Degmo ayuu magacaabay, Majeerteen 2 Degmo oo kala ah Burtinle iyo Dangorayo ayay ka helleen 44tii Degmo ee Siyaad Barre (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Ku soo dhawaada barnaamijka Martida Makrafoonka, waxaa maanta diyaar ku ah Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Barnaamijka waxa soo saaray, islamarkaasina idin la socodsiineysa Falastiin Axmed Iimaan, oo Gaas ku wareystay magaaladan Washington, D.C., oo uu Gaas hadda booqasho ku joogo.