Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Qancay Tirakoobkii Beenta Ahaa Ee Caynte, Waxay Ahayd In uu Yiraahdo Dadka Diinwaangeliya

Filed under: Important News,Wararka |

Madaxwayne Farmaajo ayaa ku qancay qorshe beenaadkii shacabka lagu marrin habaabinayay ee tirakoob beenaadkii Caynte.

Oday Farmaajo ooasan aan ka qayb qaadan mucaaradaddii xukuumaddii xilligii Xasan Sh ayaa markii la doortay wuxuu noo sheegayay arayo aad u wanaagsan

Laakiin maanta arrinkii ugu muhiimsanaaa aan ka hadal balse taageeray fikirkii qaldanaa ee Caynte,

Waxay ahayd in madaxwaynuhu uu yiraahdo waa in shacabka la diinwaangalliyo markaas ayaa la helikaraa cadadda saxdaa.
Waliba waxay ahayd in uu keeno caqligii si daacada shacabka lowgu diinwaangallinlahaa