Maleeshiyada Soomaaliland oo Xoog kula wareegay Saaxdheer

Filed under: Wararka |

Dagaal illaa shalay kasocday Deegaanka Saaxdheer iyo aagaga ka agdhow oo u dhexeeyay Ciidamada Soomaaliland iyo Ciidamada Khaatumo ayay markii danbe saakay xoog kula wareegeen gacanku haynta Degmada Saaxdheer oo ahayd Xaruntii Maamulka Khaatumo.

Madaxdii maamulka Khaatumo iyo Martidii shirka kasoo qaybgashay ayaa isaga baxay magaalada.