Marwada Koobbaad Ee Puntland Prof Hodan Saciid Oo Sheegtay In Dawlad Wanaag Aynan Dhalinkarin Dhawr Qof Balse Loo Baahanyahay In Shacabka Lasoo Wacyi Galiyo (Falanqayn Kooban)

Filed under: Important News,Wararka |

Prof Hadan Hodan Siciid Ciise Marwada 1aad ee Puntland ayaa runtii dhammaan gayiga Soomaalida aad looga qiimeeyaa hadaladeeda xaqiiqda ku salaysan ee ay bulshada la qaybsato.

Prof Hadan ayaa si koobban uga hadashay dawlad wanaagga iyadoo sheegtay in maamul wanaag ama dawlad wanaag si loo hello loo baahanyahay in bulshada oo dhan la wacyi galiyo, waayo bay tiri dawladdu waa bulshada ee ma ahan dhowr qof oo madaxa oo qura.

Waa eray aad u qiima badan oo xigmad badan dhex ceegaagto eraygaas ay Prof Hadan ka dhawaajisay, waana mid ka mida qormooyinka aan marwalba ku daabici jirnay p/o.
Dr Cabdiraxmaan ayaa isna runtii dadaalo badan Puntland ka wada
Daawo eraygaas bulsahda ku cusub.

One Response to Marwada Koobbaad Ee Puntland Prof Hodan Saciid Oo Sheegtay In Dawlad Wanaag Aynan Dhalinkarin Dhawr Qof Balse Loo Baahanyahay In Shacabka Lasoo Wacyi Galiyo (Falanqayn Kooban)

  1. Pingback: Marwada Koobbaad Ee Puntland Prof Hodan Saciid Oo Sheegtay In Dawlad Wanaag Aynan Dhalinkarin Dhawr Qof Balse Loo Baahanyahay In Shacabka Lasoo Wacyi Galiyo (Falanqayn Kooban) - Daily Somalia Report