Mashruucıı Garacad Raysalwasare Carte Ayaa Hobyo U wareejıyay (Dhegeyso Xıldhıbaan Cabdı Barre oo ka hadlay)

Filed under: Important News,Wararka |

Xıldhıbaan Cabdı Barre ayaa sheegay ın uu jıro war sı deg dega usoo baxay ın Mashruucıı Dekadda ıyo Laamıga Garacad ıyo Goldogob ee nınka taajırkaa ee Sucuudıgaa uu ballanqaaday ay DFS ka dabatageen oo u leexıyeen dhanka Hobyo.
Xıldhıbaan Cabdı Barre ayaa sheegay ın warkaası yahay mıd xaqııqa uuna fulıyay Raysalwasaare ku xıgeen DFS Cumar Carte oo wııgaggıı lasoo dhaaay ku sugna Sacuudı Arabıa.

Ma ahan markıı ugu horaysay ee dfs ay ıs hortaagto mashaarııcda ay Puntland kasoo dhamaysato caalamka, waxaana ka mıd ahaa shırkaddıı batrroolka baaraysay oo mashruucaas batrool baarıdda la ıs hortaagay oo meelo kale loo leexıyay.

Waxaa ka mıd ahaa Mashaarııcda ay Turkıgu ka wadaan Muqdısho oo markıı hore Turkıda waxaa Soomaalıya ku soo xıray sıyaasıyıın reer Puntland ah oo turkıga ın Soomaalıya lagu soo xıro waxay ka bıllaabatay dhakhaatıırtıı ındhaha ee turkıda Puntland la keenı jıray.

Hadda markıı shırkaddıı Chına ee dhısaysay Ayraboorka Puntland ay Puntrland keentay Soomaalıya kooxaha damjadiid durba waxay billaabeen in ay china u kala cararaan.

Mashruuca hadda dubaı World ee dekadda Berbera lagu dhısayo waxaa soo xırtay gabar reer Puntamd ah oo Dubaı oo dhan laga yaqaantaasi oo cadaynaysa in aynan reer Puntland marna diidanayn wixii mashaariica oo Soomaaliya laga fulinayo, .

Hadda ka hor Puntland waxay heshııs la gashay Dawladda Jarmalka so loo dhıso wadada Gaalkacyo ıyo Garoowe, wadadaas oo muhiim u ah dhamaan Soomaalida kuwa waqooyi iyo kuwa koonfureedba, waayo xoolaha Berbera laga dhoofsho kala bar baa soo mara, sidoo kale qudaarta koonfur laga keeno ayaa marta, hadaba markııba xasan sheekh wuxuu u cararay Jarmalka ısagoo ıska dhıgaya ın uu xanuunsanyahay waxaana laga warhelay ın uu u tagey shırkaddıı ballanqaaday ın ay bdhısto wadada Gaalkacyo Garoowe oo uu mashaariic farabadan markiiba dul dhigay, arrinkaas oo xitaa baryahaan danbe ay soo shaac baxayaan in mashruucaas qudhiisa la isku dayay in la joojiyo. .

Arrımahasaas oo dhan ayaa waxay ku tusınayaan ın ay Soomaalıdu aynan lahayn ın caqlı cusub la keenı.ee kalıya ay yaqaanaan ın ay ıs eegtaan oo qofkıı wax yar oo caqlıya la yımaada wıxıısıı laga dabatago.

4 Responses to Mashruucıı Garacad Raysalwasare Carte Ayaa Hobyo U wareejıyay (Dhegeyso Xıldhıbaan Cabdı Barre oo ka hadlay)

  1. Pingback: Mashruucıı Garacad Raysalwasare Carte Ayaa Hobyo U wareejıyay (Dhegeyso Xıldhıbaan Cabdı Barre oo ka hadlay) - Daily Somalia Report