Maxaa Ka Jira In Ethiopia Iyo Kenya Ay Wataan Xasan Sheekh??

Filed under: Important News,Wararka |

Wardhaaxaaba cakaaruu imman laakiin waxaa suuqa baryahaan la isla dhexmarayaa in dalal dhawra oo ay Ethiopia iyo Kenya ka midyihiin ay kharashaad ku bixinayaan sidii uu Xasan Sheekh usoo noqon lahaa.

Haddii wararkaas ay dhab noqdaan ayaa waxaa banaanka usoo bixi doona in ay Soomaaliya dawlad ka yeelan wayday dalalkaas, halkii ay awal doodu ahayd in ay Soomaaliya dawlad ka yeelanwayday dhaqan xumada Soomaalida

3 Responses to Maxaa Ka Jira In Ethiopia Iyo Kenya Ay Wataan Xasan Sheekh??

  1. Pingback: Maxaa Ka Jira In Ethiopia Iyo Kenya Ay Wataan Xasan Sheekh?? - Daily Somalia Report