Maxaa kaaga baxay Madaxdii aduunka (Madaxa Un-ka, madaxa Bangiga aduunka, Madaxa Bangiga Islaamka, Madaxa Bangiga Africa) ee Soomaaliya Timid (Falanqayn)

Filed under: Wararka |

imaasha Madaxdan sida Madaxa Un-ka, Madaxa WorldBank, Madaxa Islamic Development Bank, Madaxa Africa development Bank, waa arrin uu garan karo RUUXII INDHEER GARAD AHI in Soomaaliya ay hadda u jihaysatay wadadii dib u dhiska, marba hadday intaan oo Madaxda MAAMUSHA LACAGTA aduunka oo iswata ay Soomaaliya halmar yimaadeen waxay taasi ka dhigantahay WAX WAYN BAA SOCDA ILLAAHAY KHAYR HA KADHIGO.

LAAKIIN ADUUNYADA WAXAA MAAL GASHADA BANGIYADA, MARBA HADDII AY DHAMAANTOOD HAL MEEL ISKU SOO RAACEEN MADAXDII BANGIYADA ADUUNKA WAXAY KA DHIGANTAHAY WAXWAYN BAA MEESHAAS KA JIRA.

HALKAAN KA DHAGAYSO KHUDBADDII BANKI MUUN