Maxaa kaaga baxay warmurtiyeedkii shirka wadatashiga

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

4.5
Hadaad u fiirsato oo si fiican u akhriso Warmurtiyeedka ka soo baxay shirkii wadatashiga ee ku saabsanaa qaabkii ay u dbici lahayd doorashada 2016, waxaa kuu soo baxaysa in aan waxba lagu heshiin, isla markaana aad lowgu aragti kala duwanyahay qaabka ay doorashadu u dhacayso.

Oo markaas qolooyinka Xasan la moqqifka ah ay doonayaaan in Doorashada lagu boobo nidaamkii faashilka ahaa ee 4.5

Qolooyinka Puntland la aragtida ahna ay doonayaan in Doorashada lagu qalo qaabkii Gobalaysiga iyo Degmooyinka laga soo dooranayay xildhibaanada.

Waxaana warmurtiyaadka ku cad in wadatashi lala sameeyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

halkaan ka eeg Warmurtiyeedka.

One Response to Maxaa kaaga baxay warmurtiyeedkii shirka wadatashiga