Maxaad ka Taqaan Bogga Youtube ee EarthSky iyo Xaaladda Jubbaland

Filed under: Wararka |

Baryahaan waxaan arragnaa Amisom oo inteeda badan ay kasoo jeeda beelaha Bantuuga ee dalalka Africa, Alshabaab oo ay hadana u badan yihiin Beelaha Bantuuga ee Soomaalida.

Inagoo intaas horey u ogayn ayaa waxaa aad la yaabaysaa Probagandada ay wadaan beelaha Bantuugu ee ku saabsan deegaanada Jubbooyinka oo ay sheeganayaan lahaanshaha deegaanadaas.

Hadaba waxaad bookhataa barta youtubeka ee EarthSky.

bil xaqiiqiyan beelaha Bantuuga ee Soomaalida waa dad Soomaaliya waxna ka degan deegaanada Soomaalida, waxaana wanaagsan in aan lakala saarsaarin beelaha Soomaalida ee gayiga Soomaalida illaahay kuwada abuuray, waxaana qurux badan beela gala duwan oo wada Soomaaliya oo deegaanada Soomaalida si nabada ugu wada nool.

Beeha Bantuuga ee Soomaalida waa beel muhiim u ah wada jirka Soomaalida, laakiin hadda waxaad mooddaa in ay gacmo shisheeye adeegsanyaan shakhsiyaad ka mida beelaha Bantuuga ee Soomaalida.

Halkaan ka bookho EarthSky
https://www.youtube.com/channel/UCnyouboFgA2yTbVwGfYvstw