Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Faqash Yay ahayd ma daarood?: Dhadhamo raac iyo darajo raac bay ahaayeen

Filed under: Important News,Wararka |

1993 waxaa magaalada Hargaysa ka da’ay roob baaxad wayn waxaana banaanka usoo baxay xabaalo si wadar ah dad laxasuuqay lowgu aasay.

Waxaana isku soo baxay dadkii magaalada deganaa oo kacay.

Waxaa shir jaraa-id qaybtay Maxamed Ibrahin Cigaal, oo shacabkii uga sheekeeyƔy in aynan xukuumaddii Siyaad Barre Qabiil ahayn ee ay ahayd xukuumad kaligi talis ah.

Faqash yay ahayd, dadkii ugu horeeyay ee xukuumaddii siyaad Barre la dagaalamaysay Daarood/Majeerteen bay ahaayeen.

Yaynu u aarnaa Faqash afmiishaar cidwalba leh bay ahaayeenmaxamed ibrahin cigaal
Daawo