Maxamed Xasan Fiqi Madaxwayne ku xigeenka Koonfur-galbeed oo sheegay dagaaladda Shabeeladda Hoose in ay salka ku hayaan Beeraha Mooska oo la isku haysto (Maqal)

Filed under: Wararka |

Maxamed Xasan Fiqi Madaxwayne ku xigeenka Koonfur-galbeed oo sheegay dagaaladda Shabeeladda Hoose in ay salka ku hayaan Beeraha Mooska oo la isku haysto

Fiqi ayaa ka warbixiyay xaaladda Maamuladda 3-da iyo 6-da Gobal isla markaasna sheegay in ay iyagu saxsanyihiin.

Dhanka Kale ayuu sifiican uga sheekaynayaa dhibka meesha uu kataaganyahay oo ah dhulbeereed la isku haysto

[audio:http://markacadey.com/wp-content/uploads/2014/06/fiqi-mp3cut.net_.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhagayso