Mucjiso Maxaa ku jaangooyay 141 xildhibaan in loodiido saacid in uu baarlamaanka horyimaado, oo haduu hal ka dhimanaan lahaa ay ahaan lahayd barbardhac

Filed under: Wararka |

Question
Waxaa wax mucjiso ah sidda ay u dhacday in ay ku jaango-do 141 xildhibaan xildhibaanadda diiday in uu Raysal wasaaruhu horyimaado Baarlamaanka.

Inkastoo dad badan iswaydiinayaan maxaa Raysal wasaaraha mar hore u diiday in uu saxaafadda xortaa soo marsiiyo wixii uu damacsanyahay in uu Baarlamaanka ka horyiraahdo sidda haaday jiraan warbixin xasaasiya oo uu doonayo in uu kashifo ama uu doonayo in uu jagadda iska casilo.

Horumar baa maanta lagaaray waxaana kufilan kaliya isagoo bahada saxaafadda ugu yeerta Gurigiisa oo si Live ah usoo tabiya waxa uu damacsanyahay, laakiin markii dhanka sharciga laga eego maadaama ay ishayaan Madaxwaynaha Hal garab xaq umalaha in uu doodiisa baarlamaanka kasoo hor jeediyo, waa in labada Garab ee is hayaa doodooda mid mid usoo jeediyaan ama doodoodaba la diido.

Waxaase dadbadan iswaydiinayaan waxa kujaangooyay 141 Xildhibaan ka hor imaanshaha Dooda