Musharax CABDIRAXMAN CABDISHAKUR Oo Sheegay In Uu Soo Ogaaday Kooxaha Muqdisho Nabadeeda Diidan

Filed under: Important News,Wararka |

CABDIRAXMAN CABDISHAKUR WARSAME oo ah muhsrax u taagan jagada madaxwayne Soomaaliya o ayaa soo bandhigay arrimo badan oo aan p/O ku faafin jirnay.
CABDIRAXMAN CABDISHAKUR WARSAME wuxuu sheegay in haddii kalsoonida soomaalida la soo cesho lasoo cesho ay soomaaliya hagaagayso waliba ay mushkiladu tahay cadaalad darro iyo nidaam daro oo haddii labadaas la hagaajiyo xaaladda soomaaliya ay hagaagayso.

CABDIRAXMAN CABDISHAKUR WARSAME wuxuu kaloo sheegay in Magaalada muqdisho ay 27 sano noqotay bahalagalleen ay dhex fadhiyaan qolooyin aan ogalayn dawladnimo oo uu hadda hayo xog ku saabsan sidii loola dagaalami lahaa.

Runtii Musharax CABDIRAXMAN CABDISHAKUR WARSAME ayaa soo bandhigay arrihii aan p/O ku baahinjirnay 80% waana soo dhawaynaynaa hadafka mushaxarax CABDIRAXMAN CABDISHAKUR WARSAME.

One Response to Musharax CABDIRAXMAN CABDISHAKUR Oo Sheegay In Uu Soo Ogaaday Kooxaha Muqdisho Nabadeeda Diidan

  1. Pingback: Musharax CABDIRAXMAN CABDISHAKUR Oo Sheegay In Uu Soo Ogaaday Kooxaha Muqdisho Nabadeeda Diidan - Daily Somalia Report