Musharax Cali Xaaji oo noqday Musharixii ugu horeyay ee Garoowe si heer sare ah lowgu soo dhaweeyo (Daawo+dhagayso)

Filed under: Wararka |

Musharaxa ugu firfircoon dhaqdhaqaaqa Musharaxiinta Puntland Cali Xaaji warsame oo soomaray magaalooyin farabadan sidda Gaalkacyo, Boosaaso, Baran Qardho oo intaba si aan caadi ahayn lowgu soo dhawaynayay isla markaana marwalba saxaafadda la socday, ayaa noqday Musharaxoii ugu horeeyay ee Garoowe soogaara isla markaana kaba yaabay sidda aan caadiga ahayn ee lowgu soo dhaweeyay.

Halkaan ka dhagayso

[audio:http://www.puntlandpost.com/pp/wp-content/uploads/2013/11/Garowe-waa-ammaan-.mp3]

Ama Moobaalkaaga

209-450x342

294

401-450x342

462

491-450x342

2410-450x342

2710-450x342

3210-450x342

3411

4310

5210-450x342