Musharax Gen Cabdullaahi Siciid Samatar oo Boosaaso lagu soo dhaweeyay: 4 sanaan ku haynay Khaatumo daaya, hadda eeda iyo ceebta ka dhacday Taleex Madaxwaynahaa ka masuula

Filed under: Wararka |

lataus
Musharaxa Jagadda Madaxwayne ee Puntland Gen Cabdullaahi siciid samatar oo maanta si heer sare ah lowgu soo dhaweeyay maanta Boosaaso ayaa durba u tacsiyeeyay shacabkii taleex lagu laayay.

Dadka dhintay alle ha u naxariisto, kuwa dhaawacmay alle ha daweeyo.

ยค sanaan qaylinaynay oo lahayn daaya Khaatumo, waayo Puntland kuma iman Xoog ee waxay kutimid rabitaan shacab, hadii hadda shacabkii ay kalsoonidii qaybo kala noqdeen hade in ladagaalamo ma ahan ee waxay ahayd in lasaxo qaladka ay tirsanyaan.

Dhagayso
[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/11/samatar-clip-sax-.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso