Musharax Madaxwayne Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud abuubakar oo Boosaaso Lagu Soo dhaweeyay (Daawo) kana hadlay in uu Musuqmaasuq la dirir doono

Filed under: Important News,Wararka |

maxamed cabdirisaaq

Aqoonyahan Musharax Madaxwayne Maxamed Cabdirisaaq Maxamed Abuubakar, oo uu aabihii ahaa wasiirkii hore ee Qorshaynta, marna ahaa wasiirkii beeraha xiligii xukuumaddii siyaad Barre ayaa ah nin dhalinyaro ah oo aqoonyahana oo aad aamin u ah, oo xaqiiqdii si wanaagsan ugu qalma jagada Madaxwaynaha waa haddii si daacada wax loo dooranayo, waayo xiligaan duniada aan ku nool nahay waxaa la jaanqaadi karo nin dhalinyaro ah oo la socda casriga dunidan kombiyuutarada ku shaqaysa.

Dhalinyaradu marwalba waa ka daacadsanyihiin dadka waawayn ee kusoo barbaraaray sida wax loo dafo.

One Response to Musharax Madaxwayne Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud abuubakar oo Boosaaso Lagu Soo dhaweeyay (Daawo) kana hadlay in uu Musuqmaasuq la dirir doono

  1. Pingback: Musharax Madaxwayne Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud abuubakar oo Boosaaso Lagu Soo dhaweeyay (Daawo) kana hadlay in uu Musuqmaasuq la dirir doono - Daily Somalia Report