Musharax Pro Cali Maxamed Geedi Oo Noqday Musharaxa Ugu Culus Musharaxiinta lana Yimid Hadaf Siyasadeed Oo Cad (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Prof Cali Maxamed Cali Geedi oo waraysi siiyay Universal Tv ayaa su’aallo adag oo la waydiiyay si hufan uga jawaabay isla markaana soo bandhigay hadaf siyaasadeed oo culus, iyo waliba khibrad uu u leeyahay siyaasadda maadaama uu ahaa Raysal Wasaarihii hore

Daawo