Muuse Biixi: Shacabka reer Puntland Waxaan Leenahay Waa Shacab Sare oo Xariira

Filed under: Important News,Wararka |

Madaxwaynaha Somaliland ayaa khudbad kooban jeediyay.
Khudbadda ayaa ku saabsanayd colaadda Tukaraq.
Khudbadda Muuse Biixi ayaa ka duwanayd khudbadihii hore, waxaanad mooddaa on oday Muuse Biixi ay waxbadan iska badelleen.

Hoos ka daawo.

5 Responses to Muuse Biixi: Shacabka reer Puntland Waxaan Leenahay Waa Shacab Sare oo Xariira