Nabadoon Cali Diiriye Aloore Oo Hadalkii Xaarin ee Shalay Isla Subixiiba Ka Jawaabay Dhegeyso

Filed under: Wararka |

Nabadoon Cali-Diriye-Aloore
Nabadoon Ali Aloore Hadalkii Xaarin ee Shalay Isla Subixiiba Ka Jawaabay Dhegeyso
Nabadoon Xaarin oo kasoo jeeda waqooyiga Mudug/puntland ayaa shalay reer Galmudug ku eedeeyay in ay maalinwalba wadada dad shacaba ku laayaan, isla markaana hadalo kulul saxaafadda u mariyay.

Hadaladaas xaarin waxaa durbadiiba ka jawaabay nabadoon Ali Aloore
Hoos ka dhegeyso.