Nabaddoon Xaarin: Cabdiqaybdiidow Mudug Shabeelle ma ahan, ee Kubbadda Mudug u soo wareejiya waxaad ka heshin baad leedahay (Dhageyso)

Filed under: Wararka |

Nabadoon Cabdicasiis Xaarin oo ah Xog-ogaal Noloshiisa Mudug kusoo noolaa ayaa sheegay in uu waxbadan usoo taagnaa.
Waxaan kamid ahaa ragii sagaashankii markii Cabdiqaydiid uu Gaalkacyo qabsaday Ragii usoo joogay wixii dhacay oo sheegay in uu illaa dagaari tagey.
xaarin
Xaarin ayaa sheegay in uu Xasan Shiikh uu fidnoole yahay isla markaana aanu Heshiis Soomaalieed aanu raadinayn ee uu beel dhul u raadinayo.

Qancinta uu sheegay in uu Xasan Puntland Qancinayo , qancin ugama baahnin annaguye ha qanciyo Marka.

Waxaanse la yaabanahay Cabdiqaydiid oo intuu wixii la okayd oo danbiya inta galay aan hadana annigu kamid ahaa dadkii soo dhaweeyay oo illaa Garoowe geeyay, hadana waa wax lala yaabo in Cabdiqaydiid uu Xasan Shiikh kula soo balamo in Qaydiid uu Mudug xoog ku qabsanyo.

Xasan marabo in Soomaaliya dawlad ka dhalato, Xassan iyo Xaad iyo odayaasha kale waxay ku heshiiyeen in aan 50-ka sano ee soosocota in aynan Soomaaliya Dawlad ka dhalan.

Xassan waakii intaa tababarayay Ciidanka dhanka Galmudug oo tababarayay oo hubka siinayay, muxuu dhankaan u tababarawaayay oo dhex dhexaad uga nowon waayay waa kii hal dhinac Hubka ku daldalayay.

Waa cadahay in Bahashii ay 1991 ku noqotay wixii laga helo iyo waxay dhashaan arkaynaa.

Dhageyso hadalka Xaarin oo dhameystiran.
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/08/Xarin-vs-cabdiqaydiid.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhageyso