Nabadoon Yaasiin Cabdisamad: Hawiye intuu cadaado ku shiray bay yiraaheen Daaroodka koonfureed innaguu Talyaanigu nooga tagay sida Isaaqu u yiraahdeen Hartiga bari innagaa Ingiriisku nooga tagay (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka hadlay shir ay qaybo ka midha waxgaradka Gobalka Mudug ku muujiyeen sida ay uga xunyihiin shaagashada deegaanadóoda, ayaa hadaladii Nabadoonka waxaa ka mid ahaa.

Shirka cadaado wuxuu isku badalay arrinkii 1991 Qaranimadii soomaaliya ku burburtay ee mabaa diidii Jamhaddii Usc oo ahayd dad xasuuq, dal dhac iyo dad furuasho, waxaanad mooddaa walaalahaya in ay wali Caqligaas ka tanaasulin.

Waxaanu is lahayn caqli baa u kordhay Siligga Kenyay tageen, halkaan bay ku soo duuleen oo dadkaan dhib badan baa kala dhexmaray, meelwabay ku duuleen illaa baydhabay caqta soo mariyeen, aakhirkii Guryahoodii bay kusoo noqdeen, marka waxaan islahayn caqli baa u kordhay, oo soomaalina waa u danaynayaan iyana waa danaysanayaan, waxaa layaab leh.

Khudbadda hoos ka dhegeyso