Ninkii Qabyaalad xal u arkow waad qaldantahay (Qormo gaaban)

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

Horta Qabyaalad ma dhamaataa, bal u fiirso
Maanta waa Hawiye iyo Daarood, bari waa daaroodkii ama Hawiyihii oo sii kala jabay, hadalana waa Beeshii oo sii kala jabtay.

HADABA NINKII MAANTA QABYAALAD XAL U ARKOW WAAD QALDANTAHAY EE WAQTI BADAN YAANU KAAGA DHUMIN, WAX SOOMAALIWAYN GOOBITAANKEED DHAAMA MA JIRAAN, WAXAANA WANAAGSAN QURUX BADAN MAGAALADA AY QABIILAADKA KALA GADISAN DAGANYIHIIN.

NINKII QABYAALAD FARAHA KULA JIROW BADAL FIKIRKAAS WAA FIKIR AY SOOMAALI KUSOO KHASAARTAY.

qabyaalad