Ogaysiis Dhamaan Dadwaynaah ku Nool Seattlle Washington Fadlan nagalasoo qaybgal Xaflad lagusoo dhawaynayo doorashadii dimuqraadiga ahayd ee ka dhacday Dal-udug (Puntland State of Somalia), laguna qaban doono DoubleTree Hotel maalinta Sabtida taariiqduna tahay 01/25/2014

Filed under: Wararka |

Soodhawaynta Gaas

Ogaysiis Dhamaan Dadwaynaah ku Nool Seattlle Washington Fadlan nagalasoo qaybgal Xaflad lagusoo dhawaynayo doorashadii dimuqraadiga ahayd ee ka dhacday Dal-udug (Puntland State of Somalia), laguna qaban doono DoubleTree Hotel maalinta Sabtida taariiqduna tahay 01/25/2014 …… Mahadsanidin Dhamaantiin