Home » Search results for: “dagaalka gaalkacyo”

Warar hoose oo ka imanaya Puntland ayaa sheegaya gurmad abaabul colaadeed oo Somaliland ku lid ah uu billaabmay iyo beelaha oo beel kasta la leeyahay ciidammo beeleedyo ha la keeno

Comments Off on Warar hoose oo ka imanaya Puntland ayaa sheegaya gurmad abaabul colaadeed oo Somaliland ku lid ah uu billaabmay iyo beelaha oo beel kasta la leeyahay ciidammo beeleedyo ha la keeno

Warar ay Puntlandobserver illo wareedyo lagu kalsoonyahay kasoo xigatay ayaa la sheegayaa in hada qaar kamida deegaanadda Puntland ay ka bilaabmeen in reer reer maleeshiya beeleed la isugu qoro. Magaaladda Gaalkacyo ayaa waxaa ka socda kulama hoose oo yeelaayaan odayaal dhaqameedyo kuwaas oo aad uga xumaa waayadaanba dhibaatada iyo dhul-boobka ay Beesha Isaaq in muddo […]

Continue reading …

http://taleex.net/: Waraysi: Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Oo Waraysi Xiiso Leh Bixiyey Waxyaalo Aanu Hore Uga Hadlinna Bayaamiyey! Salaamu Caleykum Garaad, waa warbaahinnta Taleexmedia (TM) oo rabta inay waraysi kula yeelato. Garaad Saleebaan: Caleykum Salaam Adeer soo dhowaada. TM: Garaad bal marka ugu horreysa nooga xog warran guud ahaan degaannada Sool iyo Sanaag gaar ahaan degaanka […]

Continue reading …

Dad badan baa iswaydiinaya Talow Marxuum Cabdullaahi Yussuf iyo Islaan Bashiir hadii aynan REER MAHAD Ama Cumar Maxamuud wax u sheegi kari lahayn, waliba Xiliyada colaaddu jirto oo dadku xamaadaysanyahay Daaroodka kale maxay u qaadan lahaayeen erayo ay afka ay ka yiraahdaan oo aynan lasocon taagaradii iyo wiilashii Reer-mahad ama Cumar Maxamuud, hadii matalan beesha […]

Continue reading …

Nabadoonada waqooyiga iyo koonfurta Galkacyo oo ku baaqay in la joojiyo colaadaha

Comments Off on Nabadoonada waqooyiga iyo koonfurta Galkacyo oo ku baaqay in la joojiyo colaadaha

Nabadoonada waqooyiga iyo koonfurta Gaalkacyo oo ku baaqay in la joojiyo colaadaha soo cusboonaaday xiisada colaadeed ee ka soo cusboonaatay deegaan u dhaw Godod 30-KM kaga beegaan dhinaca bari ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sidey allidamaale.com u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan maamulka gobolka Mudug ee Puntland iyo odoyaal ka tirsan maamulka Galmudug […]

Continue reading …

Cismaan Xasan Cali Caato oo galabta Gabbaldhicii si kedis ah Muqdisho ugu geeriyooday

Comments Off on Cismaan Xasan Cali Caato oo galabta Gabbaldhicii si kedis ah Muqdisho ugu geeriyooday

Innaa lillaahi wa innaa illaahi raajicuun. Aduunyo wataa alla ha u naxariiste Siyaasiga Caanka ahaa Cismaan Xasan Cali Caato ayaa galabta gabbal dhicii si kedis ah ugu geeriyooday Hoygiisa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,geerida ku timi Alla ha u naxariistee Cismaan Xasan Cali Caato oo ahayd kedis ah ayaa waxaa ka tacsiyeeyey wasiirka arimaha gudaha […]

Continue reading …

Fadeexad: Xassan shiikh oo marlabaad shirka Ethiopia ee Jubbaland iyo Dawladda Federaalkaa u xilsaaray 4 nin oo Beeshiisa ah.

Comments Off on Fadeexad: Xassan shiikh oo marlabaad shirka Ethiopia ee Jubbaland iyo Dawladda Federaalkaa u xilsaaray 4 nin oo Beeshiisa ah.

afartan nin ee shirkaas meelmarintiisa loo xilsaaray ayaa kala ah. 1) Axmed cabdi salaan, oo ah safiirka cusub ee Ethiopa: Beesha Habargidir Cayr. 2) Cabdolariin Xusen wasiirka arimaha Gudaha Habargidir Cayr. 3) Faarax Cabdulaqaadir wasiirka madaxtooyadda Hawiye beelaha yar yar. 4) Injineer yariisow Afhayeenka Dawladda ee dhanka Isku xirka arimaha shirka la xiriira. Qolooyin reer […]

Continue reading …