Home » Search results for: “sh idiris”

Akhriso magacyada qayb ka mida dadkii ku dhintay doonidii Masar kasoo baxday ee Italy u socotay ee ay saarnaayeen muhaajiriin 400 gaaraysa oo 230 ka mida ay Soomaali ahaayeen. Dadka ka badbaaday ayaa gaaraya 40 ay 13 ka mida Soomaali ahaayeen Illaahay ha u naxariisto intii ku dhimatay, waxaa ka masuul ah in ay Soomaali […]

Continue reading …
Page 2 of 212