Home » Search results for: “sharciga”

Salaad Cali Jeelle: Madaxwaynaha isagaa oran jiray Sharcigaan aniga iyo Raysalwasaarayaashu ku kala baxaynaa hadana Mooshinku waa in Sharciga loo daayo

Comments Off on Salaad Cali Jeelle: Madaxwaynaha isagaa oran jiray Sharcigaan aniga iyo Raysalwasaarayaashu ku kala baxaynaa hadana Mooshinku waa in Sharciga loo daayo

Salaad Cali Jeelle: Madaxwaynaha isagaa oran jiray Sharcigaan aniga iyo Raysalwasaarayaashu ku kala baxaynaa hadana Mooshinku waa in Sharciga loo daayo Hoos ka dhegeyso Dhegeyso Xiligii Salaad Tartanka Doorashadii Madaxwaynaha iyo Islogankiisii

Continue reading …

Xalka Soomaalidu wuxuu ku jiraa sharciga iyo dastuurka oo lagu dhaqmo (Maqaal kooban)

Comments Off on Xalka Soomaalidu wuxuu ku jiraa sharciga iyo dastuurka oo lagu dhaqmo (Maqaal kooban)

Inkastoo ay aad u fara badanyihiin arrimaha lagu gaarro nabad waarta, laakiin markaad aad ugu fiirsato mushkiladaha ugu waawayn ee Soomaalida haysta waa Soomaalida oo aan ku dhaqmin sharci iyo dastuur. Ama dalka waa in ay koox xoog ku haysataa oo xoog ku maamushaa, amarkana iyaga laga qaato. Ama waa in umaddu sharci iyo dastuur […]

Continue reading …

Dhagawayne: Soomaaliland sharci iyo Dastuur baan ku wada joognaa Kulmiyow Sharciga haddaad dhawri waydaan Baanaanku isugu kaaya saara (Video)

Comments Off on Dhagawayne: Soomaaliland sharci iyo Dastuur baan ku wada joognaa Kulmiyow Sharciga haddaad dhawri waydaan Baanaanku isugu kaaya saara (Video)
Continue reading …

Madaxwaynihii Hore Galmudug Caalim oo sheegay Khilaafka Madaxda DFS waxaa keenay Sharcigii baa loo hogaansami waayay ee sharciga ha loo hogaansamo (Video)

Comments Off on Madaxwaynihii Hore Galmudug Caalim oo sheegay Khilaafka Madaxda DFS waxaa keenay Sharcigii baa loo hogaansami waayay ee sharciga ha loo hogaansamo (Video)

Madaxwaynihii Hore Galmudug Caalim oo sheegay Khilaafka Madaxda DFS waxaa keenay Sharcigii baa loo hogaansami waayay ee sharciga ha loo hogaansamo (Video)

Continue reading …

Xilkaqaadidii Gudoomiyaha Degmadda Jariiban oo aan sharciga loo marin ee ay ahaayeen dadkii shacabka ahaa ee Degmadda oo Gadooday

Comments Off on Xilkaqaadidii Gudoomiyaha Degmadda Jariiban oo aan sharciga loo marin ee ay ahaayeen dadkii shacabka ahaa ee Degmadda oo Gadooday

Kadib markii warbaahinta Puntlandobserver ay Degmadda Jariiban iyo Rag waxxgaradda oo Gaalkacyo kusugan xiriiro lasamaysay ayaan soo ogaanay in warsaxaafadeedkii shalay xilka looga qaaday Gudoomiyaha Degmadda jariiban Cabdikariin Kaytoon uu ahaa mid aan sharciga loomarin. Degmadda Jariiban ayaa leh 21 Xildhibaan oo ah Golaha Dawladda hoose ee Degmadda Jariiban, sidda sharcigu Dhigayo Gudoomiyaha intaan Xilka […]

Continue reading …

Nabadoonadda Gobalka Mudug oo Faroole ugu baaqay in uu iska iloobo Xisbiyadda aan sharciga ahayn (Dhagayso)

Comments Off on Nabadoonadda Gobalka Mudug oo Faroole ugu baaqay in uu iska iloobo Xisbiyadda aan sharciga ahayn (Dhagayso)

Nabadoonadda Gobalka Mudug oo hadda ah Madaxda asalkaa ee shacabka Gobalka mudug ay waxka maqlaan ayaa shir jaraa id shalay ku qabtay Magaaladda Gaalkayo. Nabadoonadda oo shalay shir ballaaran isugu yimid si ay wax isaga waydiiyaan qulquladiuhii dhalinyaradda lagu laayay daraadeed. Halkaan ka dhagayso [audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/07/HALKAN-KADHAGAYSO-SHIRKA-JARAA-ID-EE-NABADOONA-.mp3] Amam Moobaalkaaga Nabadoonadda ayaa waxay Talosoojeedin usoo bandhigeen Madaxwayne Farioole. […]

Continue reading …

Daawo Arin Murugoleh: Wiil Soomaaliyeed oo isku dilay Talyaaniga oo Sharciga udiiday awgeed Arin Murugu leh meesha Soomaali ku danbaysay iyo Soomaalidii hore dhagayso heesta waxay u haliilayaan innaan hambadodda dhawrnaa (Akhri oo daawo falanqayn gaaban)

Comments Off on Daawo Arin Murugoleh: Wiil Soomaaliyeed oo isku dilay Talyaaniga oo Sharciga udiiday awgeed Arin Murugu leh meesha Soomaali ku danbaysay iyo Soomaalidii hore dhagayso heesta waxay u haliilayaan innaan hambadodda dhawrnaa (Akhri oo daawo falanqayn gaaban)

Bismillah. Innaa lillaahi wa innaa illaahi raajicuun Marxuum Guuleed Maxmuud Maxamed, waxuu innan Soomaaliyeed oo hadda un 20 jirsaday, balse markii dhowr jeer sharciga loodiiday ayuu isdilay oo dabaq iska soo tuuray. Hadaba halkaan balka dhagayso midkamidda heesihii wadanaga ahaa ee ay SoomaalidII HORE qaadijireen INTII AANU YARKA ISDILAY DHALAN, iyo halkay maanta Soomaali ku […]

Continue reading …

BAHARDAAD

Comments Off on BAHARDAAD

BAHARDAAD Haddii lacag bangiga loogu shubo, bilyanno gaadhaysa Iimaan basaas lagu salliday, baalash qaban waaye Bool buu la’yahay ruux hadduu, baahanaan jiraye. Bisadyahay alhuumadu waddee, bixiso ii keentey Dhulku siduu bakhayl ugu habsaday, boqonta noo heerey Ee bahalkuu noo koray shacbiga, bili ma saarrayne Beecmushtari iyo waxaa na rogay, bahayin eedeene Badhiwale waxqabad loo dirtaan, […]

Continue reading …

Mar Sadexaad Akhri Mudadii la sameeyay Dastuurka Maraykanka oo hadda laga joogo 226 sano oo aan Halmaalin Madaxwayne Muddo loo kordhin (Cadaymo)

Comments Off on Mar Sadexaad Akhri Mudadii la sameeyay Dastuurka Maraykanka oo hadda laga joogo 226 sano oo aan Halmaalin Madaxwayne Muddo loo kordhin (Cadaymo)

Waa qoraal aan Puntlandobserver ku daabacnay xilli uu Xasan Sh Doonayay in uu kororsado xukunka. Hadana wararka suuqa ku jira ayaa sheegaya in  Madaxwayne Gaas uu naawilayo in waqtiga loo kordhiyo, arrinkaas oo ay dabeecad u tahay siyaasiyiinta Soomaalida. Madaxwayne Gaas ayaa hal cod kaga guullaystay Madaxwayne Faroole oo markaas sii samaystay dastuur ay ku […]

Continue reading …

PUNLAND HOGAAMIYIHII CADAALADA IYO HORMARKA KU SOO DABAALI LAHAA OO U ISTAAGAY DOORASHADA 2019

Comments Off on PUNLAND HOGAAMIYIHII CADAALADA IYO HORMARKA KU SOO DABAALI LAHAA OO U ISTAAGAY DOORASHADA 2019

Professor Abdiraaq Abduullahi Jaamac Janagalle Musharax Punland 2019. Sida aynu kabaranay taariikhda waayaha aduunku soomaray,waxaynu dhaxalay in bulshooyinka aduunka ku kala dhaqan qaaradahiisa  iyo dalalka kala duwani uu mid waliba lee yahay taariikh dhaqan,mid dhaqaale iyo mid siyaasadeedaba. Hadii dhanka kale laga eegana aadamuhu in badan waa isaga mid marka loo eego in yaroo ay […]

Continue reading …