Home » Search results for: “gdp”

Daawo Shacabkii Yaroowe-Burco oo Mudaaharadaadday kadib markii Buur ay dhagxaan ka guran jireen, laga iibshay shirkado

Comments Off on Daawo Shacabkii Yaroowe-Burco oo Mudaaharadaadday kadib markii Buur ay dhagxaan ka guran jireen, laga iibshay shirkado
Continue reading …

Vladimir Putin’s interview with Radio Europe 1 and TF1 TV channel

Comments Off on Vladimir Putin’s interview with Radio Europe 1 and TF1 TV channel

In the run-up to his visit to France, Vladimir Putin gave an interview to Radio Europe 1 news programme author and frontman Jean-Pierre Elkabbach and anchor of the evening news on TF1 TV channel Gilles Bouleau. The interview was recorded on June 3 in Sochi. QUESTION (via interpreter): Good afternoon Mr President. Good afternoon, President […]

Continue reading …

Dagaalka qabow ee Ruushka iyo Reergalbeedka maxaa cawaaqibxumo ka dhalankara , akhri falanqaynta iyo warbixno macluumaad wata

Comments Off on Dagaalka qabow ee Ruushka iyo Reergalbeedka maxaa cawaaqibxumo ka dhalankara , akhri falanqaynta iyo warbixno macluumaad wata

Baryaahaan ayaa waxaa ka dhexbilowday wadamadda Ruushka iyo Europe Qulqulado dhanka afka ah, iyo dagaal qabow, hadaba maxaa ka dhalankara dagaaladaas aakhirka Falanqayn kooban iyo macluumaadkan ka faa iidayso. Dabcan dagaalka marka hore bilaaban kara waa dagaal dhanka dhaqaalaha ah, iyadoo markaas qolo kasta ay awoodeeda iyo xulafadeedda isticmaalayso. Dhaqaale waxsoosaarka sanadle ee (GDP) ee […]

Continue reading …

Xog muhiima Miisaaniyadda marka DFS ama Somaliland ay kordhiyaan oo micnaha ka danbeeyaa uu yahay Shilin Soomaali la iska daabacdo (Akhri oo ka cilmi kororso)

Comments Off on Xog muhiima Miisaaniyadda marka DFS ama Somaliland ay kordhiyaan oo micnaha ka danbeeyaa uu yahay Shilin Soomaali la iska daabacdo (Akhri oo ka cilmi kororso)

Inta baddan dunidan casrigaa ee aan ku noolahay ayaa ku shaqaysa Lacag la iska daabacdo, halka wixii ka horeeyay 1920 lacagta lagu jaangayn jiray Dahabka iyo Silverka. Hada lacagta waxaa kontaroola Bangiga dhexe ee dalka, waxaana inta baddan lagu jaangooyaa xisaabaad iyadoo la eegayo waxsoosaarka Dalka, waxa dibadda loo iibgeeyo oo marka aad waxsoosaar leedahay […]

Continue reading …

Dhagayso wasiirka Maaliyadda Puntland oo ka dayriyay dhaqaalaha iyo Miisaaniyadda Puntland (iyo warbixino hore oo miisaaniyadda la xiriira)

Comments Off on Dhagayso wasiirka Maaliyadda Puntland oo ka dayriyay dhaqaalaha iyo Miisaaniyadda Puntland (iyo warbixino hore oo miisaaniyadda la xiriira)

shalay ayay ahayd markii DFS ay sheegtay in ay kordhiyeen miisaaniyadii DFS 50% islamarkaana hadda ay noqotay miisaaniyadda DFS 218 million$ hoos ka akhri http://www.puntlandobserver.com/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-dfs-xalane-oo-sheegay-in-2014-miisaaniyadda-dfs-la-kordhinayo-50-oo-ay-noqonayso-218-million/ Hadaba wasiirka maaliyadda ee puntland ayaa sheegay in ay Puntland kusoo shaqaysnaysay 3-dii bilood ee lasoo dhaafay Miisaaniyad dhan 3400,000$ sadex million iyo 4 boqol oo kun oo doolar, oo […]

Continue reading …

Shabakadda Puntlandobserver ayaa si mutadawacnimo ah waxay shacabka Soomaaliyeed usoo bandhigisay illaa sanadkii lasoo dhaafay wacyigalin la xiriidha maamul wanaaga (Good governence), eeg qormadii ugu danbaysay Waxaad hadda arkaysaa in maanta shacabkii intiisa badan aad uga dharagsanyahay muhiimadda Maamulwanaaga. Hadaba shabakadda Puntlandobserver ayaa isku dayaysa wajiga labaad in ay ugudubto soo bandhigid waxyaalaha asalkaa ee […]

Continue reading …

Jariiban: Daawo sidda uu Maamulka faroole u dayacay Hay-adaha Garsoorka ee Degmadda jariiban

Comments Off on Jariiban: Daawo sidda uu Maamulka faroole u dayacay Hay-adaha Garsoorka ee Degmadda jariiban

Xiiqdii Maamuladda Puntland wax ay usoo kordhiyeen shacabka Puntland majiraan, waxaana si dhaba u ogaankara Ruuxii lug kumaara wadadda Gaalkacyo Garacad oo dhan illaa 270 Kilomitir. Qofka wadadaas Mara wuxuu arkayaa Ciidan Beeleed aan Puntland Mushaar ka qaadan oo hadana Habeen iyo maalin waardiyeeya Xuduudaas dheer ee Puntland. Wuxuu arkayaa in aanu maamulka Puntland hal […]

Continue reading …

Reer Puntland Musharaxa ay dooranayaan waa in ay aad isaga baaraan oo daraasad kusameeyaan, iyo xog kala duwanaashaha bini aadanka (Xog muhimma)

Comments Off on Reer Puntland Musharaxa ay dooranayaan waa in ay aad isaga baaraan oo daraasad kusameeyaan, iyo xog kala duwanaashaha bini aadanka (Xog muhimma)

Bini aadamka Illaahay abuuray ayaa aad iyo aad u kala duwan, waxayna ukala duwan yihiin sidda ay muuqaalka ugu kala duwanyihiin. Cilmigaan oo ah Cilma aad iyo aad u mihiima ayaanay dadka Soomaalidda habayaraatee wax qadarin ah aynan siin, halka dunidda reer Galbeedka aad qadarin gooniya loosiiyo. Maadaama ay hadda Puntland hada lagu guda jiro […]

Continue reading …

Maxaad kala socotaa Miisaaniyadii Puntland ee 2012-2013 intay ahayd (AKHRI)

Comments Off on Maxaad kala socotaa Miisaaniyadii Puntland ee 2012-2013 intay ahayd (AKHRI)

Warbaahinta Puntlandobserver ayaa wada wacyigalin la xiriidha muhiimadda Miisaaniyadda iyo qaabkoi loo kordhinlahaa iyo sidoo kale xiriirka ka dhaxeeya GDP iyo Government spending ama Government Budget — Markaas warbixnaad kala soco hadda xasuusin hoos ka eeg xogta Miisaaniyadda 2012-2013. Puntlandobserver waxay shiishadda saaraysaa inay Pulshadda Soomaaliyeed iyo tan Puntland gaar ahaaneed indhaha u furto tusto […]

Continue reading …
Page 4 of 41234