Home » Search results for: “shaqada madaxwaynaha”

Cabdiraxmaan Sh Maxamed Gablax waa shakhsi Aamina oo aan noloshiisii xabsi galin, waligiis aan lagu hayn haba yaraatee wax isdabamaris, balankabax, dabamaryayn, khiyaano, taa badalkeedana waxaa lagu yaqaanaa, daacadnimo, qadiyad, shaqo badan,howl karti iyo miskaxbadan, hal abuurnimo, waxaana u daliila Cabdiraxmaan inta badan noloshiisa isagaa isdabarayay oo illaa heer jaamacadeed illaa heer uu maalmaha qaarkood […]

Continue reading …

Soomaalida maanta inteeda waxgaradkaa waxay kunool yihiin wadamada reer Galbeedka waxayna ka qayb qaataan Doorashooyinka ka dhacda wadamada reer Galbeedka. Qof aan ladiinwaan galin macquulba ma ahan in uu wadanka ku noolaado, Qof aan address ama Cinwaan lowgu soo hagaago aan lahayna macquul ma ahan in shaqo ama waxbarasho lasiiyo, ama xafiiska shaqada laga diinwaangaliyo. […]

Continue reading …

Musharax Aqoonyahan Gablax muxuu kusoo kordhiyay siyaasadda Soomaalidda (warbixin muhiim ah)

Comments Off on Musharax Aqoonyahan Gablax muxuu kusoo kordhiyay siyaasadda Soomaalidda (warbixin muhiim ah)

Aqoonyahan siyaasi Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Gablax oo isku soo taagey u tartanka musharaxnimadda Puntland waxa uu siyaasadda Soomaalidda kusoo kordhiyay arimo aynan horay Soomaalidu waxba kala socon, inta fahansana ay la aamusnaayeen, armiha uu Siyaasigan soo kordhiyay ayaa waxaa kamidda. 1) Separation of power oo Micnaheedu yahay in Sistemka (system) ama xukunka dalka lakala qaybqaybsho, […]

Continue reading …

Daawo Madaxwayne Xassan oo cadeeyay in uu Madaxwayne u yahay min Gaalkacyo illaa Xamar 72 Dagmo oo kuyaal

Comments Off on Daawo Madaxwayne Xassan oo cadeeyay in uu Madaxwayne u yahay min Gaalkacyo illaa Xamar 72 Dagmo oo kuyaal

Madaxwayne Xassan ayaa khudbadda Qorshaha dawladiisa ku muujinaya in ay dawladiisu awoodda saarayso Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya oo ah halka ay degaan Beesha Madaxwaynaha. Madaxwaynaha ayaa leh waa 11 Gobol laakiin wuxuu si toos ah u cadaynayaa in ay awoodda saarayaan Bartahaha iyo Koonfurta oo ay ka dhisayaan 72 Degmo oo degmo kasta loo dhisayo […]

Continue reading …