Prof Gaandi: Muqdisho waa in Caasimadda laga raraa, waayo Xildhibaanadii iyo indheergaradkii baa la ugaarsanayaa (Dhageyso)

Filed under: Wararka |

Xildhibaan Prof Gaandi oo ka hadlayay dilkii Saado Cali ayaa sheegay in aynan hadda Muqdisho noqon karin meel ay Golaha Sharci Dajinta iyo dadka indheergaradkaa aynan ku noolaan karin oo ay Target Yihiin.
gaandi
Prof Gaandi ayaa sheegay in sigooniya laa bartilmaameedsanaya dadka wax garadkaa ama sida cad cad u hadla oo aan fikirkooda la gaban.

Hada waxaan maalinkasta is iraahdaa talow bari nolol ma ku gaaraysaa.

Hoos ka dhageyso
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/07/gaandi-muqdisho-manaoqon-karto-caasimad.mp3″]

Ama Moobiilkaaga ka dhageyso