Prof Gaas oo sheegay in aanu ka qaybgalayn doorashada Puntland ee soo socota, balse uu kaliya doonayo in uu intaas Puntland u dhiso nidaam daacada

Filed under: Wararka |

Prof Gaas ayaa maanta markii ugu horaysay abid noqday Hogaamiyihii ugu horeeyay ee qaaradda Africa kasoo jeeda oo sheegay in aanu doorashadda soosocota aanu ka qayb qaadanayn, balse kaliya Teeramkaan hagaajinya Puntland kadibna siyaasadda ka fariisanaya.

Hadii uu Prof Gaas uu arrinkaas ku adkaysto wuxuu noqonayaa Hogaamiye Africa kasoo jeeda kii ugu horeeyay ee dantiisa iyo waxa ay naftiisu jeceshahay ka hormariya waxa dadkiisa u dantaa isaga iyo caa-iladiisa iyo jiilka soo socda ay noqon doonto wax laxasuusto oo ay ku faanaan in uu Hogaanka saas u fakaray ka dhashay.

Hoos ka daawo Gaas oo arrinkaas ku sheegaya waraysi uu Soomaali Channel siiyay