Puntland jihadee usocotaa???????. waa Qormooyin muhim ah oo Puntlandobserver idiinku talagashay (Lasoco)

Filed under: Dawlad-Wanaagga,Heeso,Wararka |

Waa muhim in shacabku is waydiiyaan halkee shacabka Puntland u jihaysteen, waa Qormoyin aan doonayno in aan marka hore idiin soo gudbino, markaas kadibna ay shacabku aragtiyadooda ka dhiibtaan, waana Qormooyin marka danbe maqal iyo muuqaal yeelan doona.

Shacabku hadaynan dawladda la shaqayn Puntland jihadee aadaysaa??:
Shacabku hadaynan dawladooda toosin oo dawladda wixii saxana lagu amaanin, wixii qaladana lagu kritig garayn Dawladdu jihada saxdaa ma qabsanaysaa??.

Dal yaa horumariya ma shacabka dalka iska leh mise?????:
jihadee u soconaa
Kala soco warbaahinta Puntlandobserver.com