Puntland oo shir kayeelatay Khilaafta Madaxda Federaalka Mowqifkeedanaha ka istaagi doonta

Filed under: Wararka |

Golaha Xukuumadda Puntland ayaa shir dig deg ah ka yeeshay Arrimaha Muqdisho kasocda, waxaana ay xukuumadda Puntland doonaysaa in ay Go’aan ka qaataan Xaaladda kasocota Villa Somalia Haddii Dastuurka Federaalka lagu dhaqmi waayo