Puntlandobserver.com oo lajabsaday serverkii ay datadu ugu jirtay, yaa saas sameeyay???.

Filed under: Wararka |

virus-attack

Puntlandobserver oo ahayd shabakadii ugu horaysay ee Sooomaalidda usoo bandhigtay noocyo baddan loola xisaabtamo kuwa loo dhiibo masayrka Shacabka Soomaaliyeed, ayaa arrinkaas waxaa ka xumaaday qaar aan doonayn cid soo bandhigta qaababka loola xisaabtami karo kuwa marwalba cadaaladda aan ogalayn iyo xisaabtanka.

Waxaana ay sameeyeen in ay Jabsadaan serverkkii Shabakadda PuntöandObseerver.com

Hadda ayay shabakaddu kusoo noqotay hawadda.