Putin Oo Buundo 19 km ah Ka Dhisay badda dusheeda Jaziiradda Crimea (Daawo)

Filed under: Wararka |

cremia
Jaziiradda Crimea oo horay uga tirsanayd Ukrain balse 2016 uu Xoog kula Wareegay Ruushka oo ku doodaya in dadka ku nool Cremia ay Ruush yihiin asal ahaan, ayaa wali waxaa ka taagan muran.

Hase yeeshee Putin ayaa badda dushrrda ka dhisay Buundo iyo wado tareen oo Russia iyo Cremia isku xira
Dherarka buundadu waa 19 km
Waxaa ku baxay 3.7 billion