Qiso Cajiiba: Miisaaniyadda Galmudug Oo U Dhiganta Mushaarka 125 Qof Maraykan Ah

Filed under: Important News,Wararka |

Sida aan ku helnay warbixin uu diyaariyay Goobjoog-new miisaaniyadda Galmudug 2017 waxay ahayd 7.5 million$

Hadaba mushaarka shaqaalaha maraykanka celcelis ama 50% waxay sanadkii qaataan 60 kun$ halkaan ka eeg, dhanka kalena shaqaalaha guud ee maraykanka sanadkii 2017 waxay ahaayeen 125 million oo ruux, taasi oo ka dhigan 60 million oo shaqaale ah oo Maraykana ayaa midkasta bishii mushaar ahaan u hellaa 60 kun$ halkaan ka eeg.

 

Hadaba haddii aad miisaaniyadda Galmudug u qaybiso mushaar celceliska maraykan ee sanadkii 7500000/60000=125 ruux shaqaale Maraykan mushaarkood.

Calashaan miisaaniyadda Galmudug sanadkii Maraykanka waxay shaqaalaysiisaa 125 ruux oo shaqaala ah oo qura.

Galmudug waxaa lagu sheegayay in ay joogaan oday caruurtiisa iyo kuway dhalleen lagu sheego 200 oo ruux.

Aduunkaas baan ku wada noolnahay.

Afeef tusaalahaan waa mid Soomaali oo dhan kusocda, laakiin Gamudug waxaan usoo qaatay example.