Raage Nuur Jiis Gudoomiyaha Shalan Bood oo sheegay in uu soo weeraray Gudoomiyaha Marka (Dhagayso daawo mapka Shalan Bood)

Filed under: Wararka |

Inkastoo baryahaan ay dagaalo ba-an oo lagu dhamaaday ay Gobalka Shabeeledda hoose kasocdeen ayaad moodaa in hadana ay saxaafadda Soomaalida ay ka gaabsadeen dhibaatadaas.

Gudoomiyaha Degmada Shalaanbood ee DFS iyo Gudoomiyaha Degmadda Marka ayaa baryahaan dagaal beelaysan uu dhexmarayay.

Gudoomiyaha oo Gabadh yar oo uu dhalay loo dilay dagaaladii aano qabiileedka ee dhexmarayay beelaha deegaankaas ku dagaalamayay ayaa ka warbixiyay arragtidiisa dhibka Gobalka ka jirta

Shalan Bood ayaa aad ugu dhow Degmadda Marka hoos ka daawo mapka inta ay u jirto Degmadda marka Shalan Bood
shalan bood

[audio:http://hagenews.com/wp-content/uploads/2014/06/shalaanbood.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhagayso