Raysal Wasaare Cabdirashiid oo Gaalkacyo gaaray si uu uga qaybqaato xal uhelidda dagaalada Gaalkacyo

Filed under: Wararka |

magaalada Gaalkacyo waxaa soo gaaray Raysalwasaaraha Soomaaliya Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo wafti uu hogaaminayo.
Safarka Raysal wasaaraha ayaa lasheegayaa in uu salka ku hayo sidii looga miradhalin lahaa waan waan ay wadaan odayaasha dhaqanka ee lanada dhan